Qarax Khasaaro dhimasho geestay oo galabta ka dhacay Muqdisho

Waxaa galabta qarax miino oo dhaliyay khasaaro dhimasho uu ka dhacay Laamiga Warshadaha gaar ahaan afaafka hore ee xerada loo yaqaan  shiino ee ku dhaw Isgooska Shiirkole. Sida aan wararka ku helnay qaraxa miino  oo lagu soo qariyay jawaab ayaa la dhigay wadada dhinaceeda ,waxaana qaraxa goobta uu ka dhacay aheyd goob mashquul badan ay … Continue reading Qarax Khasaaro dhimasho geestay oo galabta ka dhacay Muqdisho